Kuvaus
Salaamu caleykum,
Casharadan dhisida nafta waxaa loogu tala galay qof walba oo doonaya inuu naftiisa iyo noloshiisa is bedel ku sameeya, horumar gaadho. Haddii aysan ku anfaceyn noloshan aad ku jirtid casharadan adigaa laguugu tala galay. Waxad heleysaa qalab aad ku bedeli kartid noloshaada.
Arviot
Tuotearvioita ei vielä ole.